dhurow
(m.l)1. Liibaan; khayr. 2. ld dhuroobid.
dhurow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Liibaan, taran, khayr iwm helid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhurow ↴
dhuroobid [m.f.dh]
eeg dhurow².
dhur [m.l]
1. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.
dhur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Biyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg