dhursugid
(m.f.dh)eeg dhursug.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhursugid ↴
baxnaani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax sida ay ku dambeynayaan ka dhursugid. 2. Ilaalin (qof bukan, xoolo, xaalad iwm).
baxnaano [m.dh]
Ka dhursugidda wax sida ay ku dambeeyaan. ld baxnaanin.
dhursug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka dh.: faa'iido dambe ama aayatiin wanaagsan ka dhowrid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg