dhusaas
(m.dh)Ciddood (ugaar), ka weyn sagaaradana, eeladana ka yar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhusaas ↴
bacayr [m.dh] (-ro, m.l)
Jaad ugaarta ka mid ah sagaarada ka weyn deeradana ka yar, midab dambas ah iyo dhego balballaaran leh, kuna nool meelaha biyaha badan; dhusaas.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg