dhuti
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Nafley addimada mid ka mid ah wax ka qabta si aan isu miisaaneyn u socosho. ld dhiti².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuti

dhiti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld dhuti.

dhitin [m.dh]
ld dhutin.

dhitis [m.l]
ld dhutin.

dhutin [m.f.dh]
eeg dhuti. ld dhitin, dhitis, dhutis.

dhutis [m.l]
ld dhutin.

muurri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Nafley si ayaar ah u dhutin; heetin.

qoombi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Nafley dhutin.

simbayr [m.dh]
1. Doc; dhinac. 2. Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo. 3. Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.

waki [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Nafley dhutin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg