dhuubid
(m.f.dh)

eeg dhuub².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuubid

dhuub [m.l] (-bab, m.l)
1. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo isku xiran. 3. Sacab muggiis oo badar, sonkor iwm ah. 4. Mid ka mid ah ubaxa docihiisa.

dhuub [m.dh]
Dhenged.

dhuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax baaxaddiisa yaryar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg