dhuubo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-bay, -batay)1. Noqosho wax dhuuban. 2. Noqosho wax caato ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuubo ↴
dhuubasho [m.f.dh]
eeg dhuubo. ld dhuubad.
filgin [m.l] (-immo, m.dh)
1. Qori xooggan oo afka loo dhuubo si wax loogu qodo. 2. Guntin ay wax ku guntadaan haweenka oo ah dacal hoosaadka googaradda. ld filgan¹.
kiriiri [m.l]
1. Geed-gaab, geed-madow ah oo cufan oo leh miro kuuskuusan oo hurdi ah iyo caleen xanaf leh. 2. (-iyo, m.dh) Waxyaalo jaadad badan ah oo salka loo dhuubo, oo inta faraha lagu wareejiyo ama xarig salka lagala dhaco, lagu cayaaro oo aad u xiima una dheereeya.
dhuu [m.l] (-uuyo, m.dh)
Harag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld dhugi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg