dhuugis
(m.dh)

ld dhuugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuugis

dhuugid [m.f.dh]
eeg dhuug². ld dhuugis, dhuuqid, dhuuqis.

dhuug [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Cayayaan ay fowfowlaha isku bahyihiin, leh af dhuuban oo uu dhiigga xoolaha kaga nuugo, geeluna dhukaanka ka qaado.

dhuug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Biyo iwm afka ama qalab kale, ku soo jiidid. 2. Sigaar cabid. ld dhuuq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg