dhuujin
(m.f.dh)

eeg dhuuji. ld dhuujis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuujin

adkee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-keeyay, -kaysay)
1. Wax adag ka dhigid (wax). 2. Gunti, xarig iwm si aad ah u dhuujin.

burshintuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Jeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur².

camandhuujin [m.dh]
ld camajuujin.

dameeradhuujin [m.f.dh]
eeg dameeradhuuji.

dhuujis [m.l]
ld dhuujin.

faylduub [m.l]
Qaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig looga dhuujinayo.

higaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Suun weel ku dhuujin.

hil [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. (f.g) Weel xarig, suun iwm afka kaga dhuujin. 2. (f.g) Wax dhowraarin u yeelid. 3. (f.mg) Ku h.: gaadiid wax uu qaadi karo saarid.

lagiiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax xarig ku dhuujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg