dhuumood
(m.l)Geed dheer, qodxo lahayn, laamo toosan, jilicsan oo dhuun laga dhigto leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuumood ↴
dhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
Meel aan muuqaalkiisa looga jeedin galid (nafley).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg