dhuundhas
(m.dh) (-syo, m.dh)Dareere ama neef xoog u diisan oo ka soo baxaysa dhuun af-yar kana dhalata nakhaska (qashinka) ay tuurayaan marwaxadaha neefeed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuundhas ↴
injiin-dhuundhas [m.l]
(fiis.) Injiinka dayuurad ee loo isticmaalo in uu dhaliyo dhaqaajin dhuundhaas. Eeg dhuundhas.
istraatosfeer [m.l]
Gibil labaad ee fidsan ilaa 50 km. Heerkulka gibilkani, ugu dhawaan, waa madoorsoome, waana gibilka ku habboon duulimaadyada dayaaradaha dhuundhaska ku shaqeeya.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg