dhuundhuumasho
(m.f.dh)

eeg dhuundhuumo. ld dhuudhuumasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuundhuumasho

dhuumaalayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Dhuu mashow cayaarid (qof). 2. Gag- gabbasho; dhuundhuumasho.

dhuundhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.

dhuundhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
1. Dhuundhuumashow ciyaarid (carruur). 2. Isqarqarin; gaggabbasho. ld dhuudhuudhuumo.

dusmee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Ka d.: kayn iwm dhuundhuumasho ku dhex marid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg