dhuundhuumashow
(m.l)Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuudhuumashow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuundhuumashow ↴
dhuundhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
1. Dhuundhuumashow ciyaarid (carruur). 2. Isqarqarin; gaggabbasho. ld dhuudhuudhuumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg