dhuundhuumo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-uuntay, -uumatay)

1. Dhuundhuumashow ciyaarid (carruur). 2. Isqarqarin; gaggabbasho. ld dhuudhuudhuumo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuundhuumo

dhuudhuumo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uuntay, -uumatay)
ld dhuundhuumo.

dhuundhuumasho [m.f.dh]
eeg dhuundhuumo. ld dhuudhuumasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg