dhuundhuun
(m.l)

1. Hilib aad loo daahiyay. 2. Miro aad u bisil. 3. ld dhuundhuumid.

dhuundhuun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uumay, -uuntay; -uumi)

1. Wax bisayldhaaf ah noqosho (hilib). 2. Wax aad u bisil noqosho (miro).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuundhuun

dhuundhuumid [m.f.dh]
eeg dhuundhuun². ld dhuundhuun¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg