dhuungoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ooyay, -oysay)

1. Nafley dilid; qurgoyn. 2. Cunaqabatayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuungoo

dhuungoyn [m.f.dh]
eeg dhuungoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg