dhuuni
(m.l)1. Cuntada dadku cuno. 2. Qof cuntada ku mamman.
dhuuni
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nyay, -niday; -nyi)Qof cunnasiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuni ↴
caddadhuuni [m.dh]
Shimbir yar garbaha ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; dahabo.
dhuunidoon [m.l]
Qof raadinaaya cunto uu ku noolaado kaliya; hunguridoon.
dhuunirraac [m.l] (-cyo, m.dh)
Qof hadba meeshii uu moodaayo in dani ugu jirto isxijiya ee aan ceebta anshaxa iyo dhaqan-wanaagga midna eegin.
dhuunirraacnimo [m.dh]
Dhuunirraac ahaansho.
dhuunyid [m.f.dh]
eeg dhuuni².
gasiin [m.l]
Cunto; calaf; dheef; dhuuni. ld gesii.
hunguriweyn [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dhuuni ah ahaansho.
hunguriweyne [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Qof dhuuni ah.
dhuu [m.l] (-uuyo, m.dh)
Harag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld dhugi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg