dhuunirraac
(m.l) (-cyo, m.dh)Qof hadba meeshii uu moodaayo in dani ugu jirto isxijiya ee aan ceebta anshaxa iyo dhaqan-wanaagga midna eegin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuunirraac ↴
dhuunirraacnimo [m.dh]
Dhuunirraac ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg