dhuunqabad
(m.l)1. Cudur ku dhaca geedka meseggada ama galleyda oo u diida in uu sabuulku baxo. 2. ld dhuunqabasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuunqabad ↴
dhuunqabasho [m.f.dh]
eeg dhuunqabo. ld dhuunqabad (2).
luunqabad [m.l]
ld dhuunqabad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg