dhuunqabo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

1. Nafley ceejin. 2. Cid cunaqabatayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuunqabo

dhuunqabasho [m.f.dh]
eeg dhuunqabo. ld dhuunqabad (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg