dhuunxir
(m.l)

Dh. ah: nooc garka ka mid ah oo ka baxa cunaha korkiisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuunxir

dhuunxiran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Xabeebid.

dhuunxirmid [m.f.dh]
eeg dhuunxiran.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg