dhuuqsasho
(m.f.dh)eeg dhuuqso. ld dhuuqsad, dhuuqsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuqsasho ↴
adkayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1.(f.g) Gunti, xarig iwm oo dabacsan dhuuqsasho. 2. ku a.: hadal, fikrad, mowqif iwm iska beddelid la'aan. 3. (f.mg) U a.: dhibaato dulqaad u yeelasho; hawl, dhib, xanuun adkaysi u lahaansho; dulqaadasho.
dhuuqsad [m.l]
ld dhuuqsasho.
dhuuqsi [m.l]
ld dhuuqsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg