dhuur
(m.dh)Geed abaareed dheer oo ka baxa dhulka dhanada ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuur ↴
dheertaxaniinyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Cayayaan dhulka xammaarta, dhuuban, dheer lugo badan oo qaniinyo kulul. ld dhiirtaxaniinyo, dhuurtaxaniinyo.
dhuurar [m.l]
Geed yar oo dacarta u eg oo leh mayrax adag oo xargaha laga sameeyo.
dhuurcaso [m.dh]
Jaadadka quraanyada mid ka mid ah oo midabkeedu cas yahay, yaryar oo aad u qaniinya kulul. ld dhuuricaso.
dhuuri [m.l]
Xanuun.
dhuuri [m.l]
Dixiri yar oo waqtiyada dharabka qofka kaba la'aanta socda cagaha ka gala.
dhuuri [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-riyay, -riday; -ryi)
Xanuun dareemid.
dhuuricaso [m.dh]
ld dhuurcaso.
dhuurtaxaniinyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld dheertaxa- niinyo.
dhuurtee [m.dh]
Geedgaab cufan oo ka mid ah dhir-abaareedka oo ay xooluhu daaqaan, lehna caleemo yaryar oo dhuudhuuban.