dhuurtaxaniinyo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

ld dheertaxa- niinyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuurtaxaniinyo

dheertaxaniinyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Cayayaan dhulka xammaarta, dhuuban, dheer lugo badan oo qaniinyo kulul. ld dhiirtaxaniinyo, dhuurtaxaniinyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg