dhuuryaan
(m.l)

Jaad duqsi ka mid ah oo waaweyn.

dhuuryaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Ku dh.: cid ku fawfawlayn ama ku nuunaasid (cayayaanka duula sida diqsiga iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuryaan

dhuuryaamid [m.f.dh]
eeg dhuuryaan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg