dhuuryo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Shimbir hilibka cunta; dafo; soladduul.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuryo ↴
dhuur [m.dh]
Geed abaareed dheer oo ka baxa dhulka dhanada ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg