dhuusid
(m.f.dh)

eeg dhuus².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuusid

dhuus [m.dh]
Neef kolkol sanqari weheliso oo qurmuun oo nafleyda qaarkeed xaggeeda dambe ka timaadda. ld dhuuso.

dhuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Dhuuso sii deyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg