dhuuxid
(m.f.dh)eeg dhuux³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuxid ↴
dhuux [m.l]
1. Sooh baruurta u eg oo xididdo yaryari ku safanyihiin oo lafaha dheerdheer ku dhex jira oogada nafley. 2. Lafta geedaha walax yar oo jilicsan oo ku dhex jira. 3. Togga calooshiisa biyuhu maraan.
dhuux [m.l]
(c.nafl.) Nudo jilicsan oo ku yaallo moqorka dhexe iyo meelaha bannaan ee gudaha lafta. Markay dhashaan iyo markay yaryihiin xayawaanku dhuuxa lafahooda oo dhami waxa uu sameeyaa unugyada dhiigga.
dhuux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Laf, dhuux kala bixid. 2. Hadal ama arrin aad u fahmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg