dhuxulee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

1. Dab dhuxul u yeelid. 2. Qoryo dhuxul ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuxulee

dhuxulayn [m.f.dh]
eeg dhuxulee.

dhuxul [m.dh]
1.Wax madow oo la shito oo laga sameeyo qoryo la gubay. 2. Wax madow oo la shito oo dhulka laga qodo oo ka samaysan dhir malaayiin sano ka hor aasantay oo baariga dhulka iyo kulayl badani isugu darmeen.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg