dibaaxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Boodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada; burunjiyayn; jarcayn. ld dubaaxi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibaaxi

dibaaxin [m.f.dh]
ld dubaaxin.

dibaaxis [m.l]
ld dubaaxin.

dibaaxis [m.dh]
(c.nafl.) Kala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la'ee mara dheefmareenka, kuwaa oo suurtoggeliya socodka cuntada. Waxaana keena uururka muruqyada wareegsan ee gidaarka calool yarada. ld dubaaxis².

dubaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dibaaxi.

dubaaxin [m.dh]
ld dibaaxin.

dubaaxis [m.dh]
ld dibaaxis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg