dibadyaal
(m.l)1. D. ah: xidid buruq iwm oo aan ciidi ku qarsoonayn. 2. D. ah: wax la xooray oo aan qiimo lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibadyaal ↴
cukane [m.l]
Geed yar oo adaahida u eg oo leh buruq dibadyaal ah iyo laamo dhuudhuuban.
dibadyaaloobid [m.f.dh]
eeg dibadyaalow.
dibadyaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax la xooray oo aan qiimo lahayn noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg