dibbirin
(m.f.dh)

eeg dibbiri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibbirin

dibbir [m.l]
1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.

dibbir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (calool). 2. Cid aad u dhargid. 3. Qof cayil.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg