dibbiro
(m.dh)

Caloosha oo fuurta dabayl gudaheeda ka samaysanta awgeed. ld dibbiryo, dubburyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibbiro

dibbir [m.l]
1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.

dibbiryo [m.dh]
ld dibbiro.

dibbiryoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax dibbiro hayso noqosho (qof). ld dubburyoo.

dubburyo [m.dh]
ld dibbiro.

filfillaa [m.l]
Xabag cadaadeed, weli aan adkaan oo marka la cuno lagu dibbiro.

higaag [m.l]
1. Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg