dibbo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)1. Dad ama xoolo rugtoodii ka dhixid. 2. Dayax soo bixi waayid. ld dubbo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibbo ↴
dibbasho [m.f.dh]
eeg dibbo. ld dibbad, dubbad¹, dubbasho.
dibbood [m.l]
Baadi cidla bariday.
dibbood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xoolo, xeradoodii ka dhixid.
dibboodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dibbood ka dhigid.
dibboodid [m.f.dh]
eeg dibbood².
dibboodin [m.f.dh]
eeg dibboodi.
dubbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
ld dibbo.
dib [m.l] (-bab, m.l)
Dhabarka xoolaha qaarkiisa danbe (hilib). ld dub¹.
dib [m.dh.fk]
1. Gadaal. 2. Ka 0 d./kadd.: xagga dambe ka xiga.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg