dibbood
(m.l)Baadi cidla bariday.
dibbood
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Xoolo, xeradoodii ka dhixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibbood ↴
dibboodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dibbood ka dhigid.
dibboodid [m.f.dh]
eeg dibbood².
dibboodin [m.f.dh]
eeg dibboodi.
dibbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
1. Dad ama xoolo rugtoodii ka dhixid. 2. Dayax soo bixi waayid. ld dubbo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg