dibiyeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax si dibaya ah u raran ahaansho (rati).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibiyeysan

dibiyeysnaan [m.f.dh]
eeg dibiyeysan. ld dibiyeysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg