dibjir
(m.l) (-rro, m.dh)1. Qof sabool ah oo aan hoy uu u hoydo lahayn. 2. Kuray geela ilaaliya.
dibjir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Habeen dhan qadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibjir ↴
dibjirid [m.f.dh]
eeg dibjir².
dibjirnimo [m.dh]
Dibjir ahaansho.
dibjiryo [m.dh]
Qatooyada habeen dhan la qado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg