dibusocod
(m.l) (-dyo, m.dh)Qof ka soo horjeeda isbeddelka iyo ilbaxnimada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibusocod ↴
dibusocodnimo [m.dh]
Dibusocod ahaansho (qof).
rajci [m.l] (-iyiin, m.dh)
Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.
rajciyad [m.dh]
Fikrad dibusocodnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg