diddin
(m.l)

In yar oo hoore ah. ld dindin¹.

diddin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

In yar oo hoore ah si ayaar ah u daadasho. ld dindin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diddin

diddimid [m.f.dh]
eeg diddin². ld dindimid, dundumid.

diddinsad [m.l]
ld diddinsasho.

diddinsasho [m.f.dh]
eeg diddinso. ld diddinsad, diddinsi, dindinsad, dindinsasho.

diddinsi [m.l]
ld diddinsasho.

diddinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Hoore yar meel ka shubasho. ld dindinso.

dindin [m.l]
ld diddin¹.

dindin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
ld diddin².

dindinsad [m.l]
ld diddinsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg