didid
(m.f.dh)

eeg did. ld dudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh didid

xaddidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaddid.

buub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Rati raran didid. 2. Dayaarad, shimbir iwm duulid.

dhididid [m.f.dh]
eeg dhidid³. ld dhidid¹ (2).

dudid [m.dh]
ld didid.

fiiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax didid.

gawaanraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumi.

haddidid [m.f.dh]
eeg haddid². ld haddid¹, haddidaad, handad¹, handadaad, handadid

willo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laday, -latay)
1. Wax dhaqaaq degdeg ah samayn. 2. Nafley didid.

xididid [m.f.dh]
eeg xixid².

did [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Si aan habaysnayn u kala yaacid cabsi awgeed (xoolo ugaar iwm). ld dud².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg