didsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax dhiillaysan ahaansho (xoolo, ugaar iwm). ld dudsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh didsan

dhididsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhididay ahaansho.

dhididsanaan [m.f.dh]
eeg dhididsan. ld dhididsanaansho.

dhididsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhididsanaan.

didsanaan [m.f.dh]
eeg didsan. ld didsanaansho, dudsanaan, dudsanaansho.

didsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld didsanaan.

dudsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld didsan.

dudsanaan [m.f.dh]
ld didsanaan.

fiigtaal [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. F. ah: neef tood ama fiige ah oo ay adagtahay in la maalo. 2. F. ah: neef didsan oo aan la qaban karin. ld fiigaal.

weji didsan [m.l] (-iyo ..., m.l)
(kiim.) Xaalad atam, molikuyuul, ama hab kale oo leh tamar ka badan tan uu leeyahay marka uu degganyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg