dig
(m.dh)1. Rubad. 2. Naf. 3. Garaaca wadnaha ee halbowlayaasha laga garto. 4. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaq.
dig
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-gay, -gtay)1. (f.g) Aroos iwm cid ogeysiin. 2. (f.mg) U d.: qof wax u daran oo ku soo fool leh ama lala maagganyahay dareensiin si uu uga gaashaanto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dig ↴
taab [m.l] (-bab, m.l)
1. Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado. 2. Agagaarka guriga. 3. Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4. ld taabid. taabid
maacuun [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Qalabka jikada looga
adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida
suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm. suxuun, digsiyo, mindiyo
baadiggef [m.l]
Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid. baadiggefid
baadiggef [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Baadi la raadiyey waayid.
baadiggefid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
m.f.dh eeg baadiggef². ld baadiggef¹. baadiggef
baadiggoob [m.l]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiggoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld baadiddoon². baadiddoon
baadiggoobid [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiggoobis [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
kaadigubasho [m.dh]
(daaw.) Xanuun iyo kaadida oo lagu dhibtoodo, waxa badanaa keena holac kaadihays ama holac kaadimaren. ld kaadiqabad.
d [m.dh]
(da') Xarafka afaraad ee xurufta
soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).