digasho
(m.f.dh)eeg digo². ld digad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digasho ↴
digad [m.l]
ld digasho.
jeesjees [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hadal kibir iyo digasho ku jirto cid u jeedin.
tiiqtiiqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Cid ku digasho. 2. Arrin si qeexan uga hadlid.
wiirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ku w.: cid ku jeesjeesid; ku digasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg