digdig
(m.dh)Dafdaf iyo faan been ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digdig ↴
xadiidin [m.dh] (-imo, m.l)
Meel digdigo ah oo aan geed lagu arag.
digdigle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof faan iyo dafdaf badan.
digdigo [m.dh]
Meel yar, bannaan, simman, oo ciiddeeda aad loo nabay.
dirri [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Ban diiran oo aan cidi ku nooleyn. 2. Digdigo.
dooddi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Si xoog leh u ordid; digdigleyn.
sirsir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
1. Dowlisgoys; xariggoys. 2. S. ah: sallax; digdigo.
xidiidin [m.dh] (-nyo, m.dh)
Meel digdigo ah oo aan geedo lahayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg