digirro
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Qayb ka mid ah qalabka beeraha lagu falo oo dibidu jiidaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digirro

digir [m.dh]
1. Dabar. 2. Midab madow oo ilkuhu yeeshaan.

digir [m.dh]
Nooc dalagga ka mid ah, dhala miro u eg qaabka kellida, leh midabbo iyo jaadad kala geddisan. ld diir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg