digoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Digo dhigid (xoolo, ugaar iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digoo

dhaddigood [m.l]
ld dheddigood.

dheddigood [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Dumar. ld dhaddigood, dhiddigood.

dhiddigood [m.l]
ld dheddigood.

digood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg digoo.

dig [m.dh]
1. Rubad. 2. Naf. 3. Garaaca wadnaha ee halbowlayaasha laga garto. 4. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaq.

dig [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Aroos iwm cid ogeysiin. 2. (f.mg) U d.: qof wax u daran oo ku soo fool leh ama lala maagganyahay dareensiin si uu uga gaashaanto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg