dihasho
(m.f.dh)eeg diho. ld dahasho, dohasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dihasho ↴
dahasho [m.dh]
ld dihasho.
dhal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. (f.g) Nafley rimman ubad dihasho. 2. (f.g) Geed miro iwm yeelasho. 3. (f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan. Tus. “Wiil baa dhashay”.
dohasho [m.dh]
ld dihasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg