diib
(m.l)Ur udgoon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diib ↴
Cagidiiba []
Markiiba. judhiiba
deebaaji [m.l]
ld diibaaji.
dibaaji [m.l]
ld diibaaji.
diibaaji [m.l]
Lacag yar oo horumarin ahaan qof wax uu iibsaday ka dhiibo. ld deebaaji, dibaaji.
diibsad [m.l]
ld diibsasho.
diibsasho [m.f.dh]
eeg diibso. ld diibsad, diibsi.
diibsi [m.l]
ld diibsasho.
diibso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Diib marsasho (qof).
durbadiiba [m.dh.fk]
eeg durba.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg