diidid
(m.f.dh)eeg diid. ld diidis, diidmo.
diidid
(m.f.dh)eeg diid².
diidid
(m.dh)(daaw.) Suuxid muddo gaaban oo ay keentay dhiigga maskaxda taga oo yaraaday.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diidid ↴
oomi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.
qaaddac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -dici)
1. Wax diidid. 2. Xiriir goyn. 3. Dhagax lagu huufayo dhagax kale ku dhufasho.
balfi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Ul ama waran iwm oo la soo riday ama tumaati ah iska weecin. 2. Ilmo, biyo iwm diidid (xoolo). ld balaf².
biyaddiidid [m.f.dh]
eeg biyaddiid². ld biyaddiid¹ (2).
caanaddiidid [m.f.dh]
eeg caanaddiid². ld caanadiid¹ (1).
cagajiid [m.l]
1. Socod aayar ah oo wahsi ku jiro. 2. C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray. 3. ld cagajiidid. ld ciddijiid¹.
cariiqsi [m.l]
1. Wax la yeeli lahaa, qof darti ama ku xumaynti, u diidid; wax aan sameeyeen oo qof ku xumaynti loo sameeyo. 2. ld cariiqsasho. ld cariiqsasho.
ceshiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
1. Hanti la dhacay ama baadi ah ciddii lahayd u celin. 2. Safar bixiddiisa dib u dhigid. 3. Dhul in la daaqo, in mudda ah u diidid. ld ceshiinee, cishiinee.
cunaqabatee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, taysay)
Ka c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). ld cunaqabo (2).
dacaree [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
1. (f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid. 2. (f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.
diid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Codsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.
diid [m.l]
Wareer lala dhaco tamardarro awgeed.
diid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Tamardarro awgeed la dhicid (qof).