diidsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax tamardarro awgeed la dhacay ahaansho (qof).
diidsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof diiddan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diidsan ↴
diidsanaan [m.f.dh]
eeg diidsan. ld diidsa- naansho.
diidsanaan [m.dh]
eeg diidsan. ld diidsa-naansho.
diidsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld diidsanaan.
qadiidsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Weel wax la qadiidiyey ahaansho.
qadiidsanaan [m.f.dh]
eeg qadiidsan. ld qadiidsanaansho.
qadiidsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qadiidsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg