diidsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Cid wax nacsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diidsii

cinaad [m.l]
1. Diidmo luggooyo ku jirta. 2. Runta oo la is diidsiiyo ama laga madax-adaygo. ld canaad¹.

dameeradhaglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Qof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabilee.

diidsiin [m.f.dh]
eeg diidsii.

doqondiidsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Is d.: isxariifin.

doqondiidsiin [m.f.dh]
eeg doqondiidsii.

isdoqondiidsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Dhibaato jirta ismoogeysiin.

isdoqondiidsiin [m.f.dh]
eeg isdoqondiidsii. ld isdoqondiidsiis.

isdoqondiidsiis [m.l]
ld isdoqondiidsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg